Friday 12 June 2009

Laanta af Soomaaliga ee BBCda iyo Naxwaha af Soomaaliga

Laanta af Soomaaliga ee BBCdu waxay ogaatay baahida loo qabo barashada naxwaha af Soomaaliga oo waxay samaysay bogag xambaarsan xog afeed iyo mid warbaahineed. Sidee bay xogtaas wax u tartaa shaqaalaha Laanta af Soomaaliga ee BBCda? Akhritow, aan kula wadaago warbixintan ku saabsan hoos u dhaca dhaqaalaha adduunka. Imisa gef naxweed baa ku jira wabixinta?

No comments: