Sunday 23 December 2007

Qorista af Soomaaliga

Cabdiraxmaan Barwaaqo, afyahanka Soomaaliyeed, ayaa wax ka qoray arrimo kala duwan oo ay ka mid tahay xasillooni-darrida af Soomaaliga. Waxa uu Barwaaqo tixraacaya dood uu soo bandhigay qoraa Soomaaliyeed, Ibraahim Hawd, toddobaadkan.

1 comment:

Anonymous said...

Salaan sare. Waxaa doonayaa inaan kuu mahad celiyo.