Saturday 2 May 2009

Miyay Hiiraan Online ku margatay xarfaha laba-laabma?

Wariyaha Muqdisho ee Hiiraan Online oo xiganaya Guddoomiye Ku-xigeenka Baarlamaanka Soomaaliyeed ayaa kala saari kari waayay magac-u-yaallada aniga iyo innaga gaar ahaan marka ay noqdaan la-fale ( object)"Haddii aan qaldanahay na saxa, laakin ha nagu sixina Madfac iyo Bastoolad” ayuu yiri Maxamed Cumar Dalxa sida ay u xigatay Hiiraan Online. Weydiintu waa: Miyuu Maxamed Cumar Dalxa isu hadlay mise wuxuu u hadlay Baarlamaanka, mise isaga ayaa isla weedh u adeegsaday magac-u-yaallada aniga iyo innaga?

1 comment:

Hal-abuur said...

Wallee waa runtaa, waxa aan xasuustaa markii la ina bari jiray xuruufaha labalaabma: MA NALA GARAADBAA?

Walaalow mahadsanid sida aad isugu taxallujisay in aad fikir gelisid heerka uu af-Soomaaligu taagan yahay.

C/Laahi Jano