Monday 10 June 2013

Gothenburg: Bandhigga Buugagga, Dhaqanka iyo Codka hal-abuurka

Waxa magaalada Gothenburg ka furmay barnaamijka bandhigga Buugagga iyo Dhaqanka. Wuxuu socon doonaa maalmaha Jimcaha, Sabtida iyo Axadda.

No comments: