Monday, 10 June 2013
Laaxinjire
 Ku dhowaad afartan sanadood ayaa ka soo wareegtay markuu marxuum Maxamed Xaashi Dhamac (Gaarriye)  daaha ka rogay miisaanka maansada.  Maqaalladii taxanaha ahaa oo ku soo baxay wargeyskii Xiddigta Oktoobar waxay  abuureen dood iyo cilmibaarisyo. 
Cabdiraxmaan Faarax (Barwaaqo), oo wax ka qoray miisaanka maansada  una fududeeyay dadka inay maqaalladii  Gaarriye aqristaan , ayaa kaalin wayn ka geystay barnaamijaynta  miisaanka maansada.  Qof kasta  wuu tijaabin karaa in maanso leedahay ama la'dahay laaxin ama deelqaaf. 
Subscribe to:
Post Comments (Atom)


No comments:
Post a Comment