Monday 10 June 2013

Buug naxwe ah ayaa dib loo soo saaray. Haddii aad leedahay Kindle ama kombiyuutarkaagu ama telefoonkaagu leeyahay Kindle software, waad iibsan kartaa buugga. Sidoo kale waxa jira buug la soo saaray 1999kii--Barashada Naxwaha af Soomaaliga (A Somali School Grammar).

No comments: