Sunday 29 July 2007

Maahmaahyada iyo waayaha Soomaalida

Dr Georgi Kapchits, cilmi-baaraha u kuurgala suugaanta iyo dhaqanka Soomaalida, ayaa qormo kooban oo xiise badan ku soo saaray wardheernews.
Dr Georgi wuxuu qoray buugaag kala duwan; waxaa ka mid ah Qaamuuska Maahmaahyada Soomaaliyeed.

No comments: