Sunday 8 July 2007

Qoraal xiise badan leh ayaa lagu soo saaray degelka www.aftahan.org Wuxuu ku saabsan yahay faaqidaadda. Cinwaanka qoraalkaasi waa sidan: Suugaan la’aan waa aqoon la’aan. Qoraha maqaalka wuxuu faaqidaad u qeexay sidan:

“FAAQIDAAD (NAQDI): waa baaraandeg lagu sammeynayo qoraal amaba hadal, iyada oo wadar ahaan loo eegayo xiriirka ka dhexeeyo qeybihiisa kala duwan; si qoto dheer na looga faalloonayo.”

Waxa aan isweydiiyey: imisa qof ayaa faaqidi kara hawl faneed? Sow qof kuma filnaan karo faaqidaadda? Ka bogo maqaalkaa.
http://www.aftahan.org/article.php?artid=53

**** **** **** ****



An interesting Somali article was published in http://www.aftahan.org/ It is about literary criticism. The title of the piece is: to have no literature is to have no knowledge. The author of the piece defines criticism as:

"contemplation about a piece of writing, talk, while collectively looking at the link between its different parts, commenting on it in greater depth."
I asked myself: how many persons can criticise a work of art? Can’t one person do the criticism? Enjoy reading the piece http://www.aftahan.org/article.php?artid=53



No comments: